Cudur la garan waayey oo tiro dad ah ku dilay degaan hoos taga gobolka Sool

Ugu yaraan labo ruux ayaa u geeriyootay, 70 kalena wey la ildaran yihiin, xanuun aan la garaneyn oo ka dillaacay degaan lagu magacaabo Saaxdheer oo ka tirsan gobolka Sool Dhakhaatiirta isbitaalka degaanka Saaxdheer ayaa sheegay in xanuunka halkaasi ka dillaacay uu wato calaamado dhowr ah oo ay ugu badan yihiin shuban iyo qufac aad u … Continue reading Cudur la garan waayey oo tiro dad ah ku dilay degaan hoos taga gobolka Sool